Ka Faa’iidaysiga Waqtiga

1 maqaal

Muhiimadda Waqtiga_ Nolol Wanaagsan
Horumarka

Sidee ayaad wakhtigaaga midho-dhal uga dhigi kartaa?

Waqtigu waa mid ka mid ah nicmooyinka ugu qaalisan ee uu Allaah ina siiyey, waana hanti aan dib loo soo celin karin marka ay ina dhaafto. Qur’aanka Kariimka ah, Sunnada Nebiga (NNKH) iyo waanooyinka culimadii hore waxay ina tusayaan qiimaha waqtiga iyo muhiimadda ay leedahay in laga faa’iidaysto. Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa muhiimadda waqtiga, masuuliyadda inaga saaran ilaalintiisa iyo toddoba tallaabo oo inaga caawin kara inaynu waqtigeenna ku bixino cibaadada, waxbarashada, shaqada iyo horumarka nolosheenna.

Asma Axmed · 4 daqiiqo