Gemini_Generated_Image_wevp2zwevp2zwevp
Shareecada

Sidee lagu heli karaa Khushuucda Salaadda?

Khushuucda salaaddu waa degenaan, is-hoosaysiin iyo qalbiga oo u hilooba Allah (SWT). Maqaalkani waxa uu ka hadlayaa muhiimadda khushuucda, heerarkeeda, waxyaabaha salaadda ka mashquuliya iyo siyaabaha qofku u kobcin karo khushuucdiisa si uu salaaddiisa ugu dhowaado Allah (SWT).

Sh. Ibraahim Axmed Saciid (Ibraahim GR) · 6 daqiiqo

Akhri Maqaalka →
Jannada_ A Serene Garden Paradise

Tilmaamaha Jannada

Jannadu waa hoyga waaritaanka, farxadda iyo nimcooyinka aan dhammaadka lahayn ee Allah (SWT) u diyaariyay addoomadiisa wanaagsan. Akhri maqaalkaan si aad u barato quruxda Jannada, nimcooyinkeeda iyo abaalmarinta weyn ee mu’miniinta sugaysa.

Shareecada · 5 daq

Muhiimadda Waqtiga_ Nolol Wanaagsan

Sidee ayaad wakhtigaaga midho-dhal uga dhigi kartaa?

Waqtigu waa mid ka mid ah nicmooyinka ugu qaalisan ee uu Allaah ina siiyey, waana hanti aan dib loo soo celin karin marka ay ina dhaafto. Qur’aanka Kariimka ah, Sunnada Nebiga (NNKH) iyo waanooyinka culimadii hore waxay ina tusayaan qiimaha waqtiga iyo muhiimadda ay leedahay in laga faa’iidaysto. Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa muhiimadda waqtiga, masuuliyadda inaga saaran ilaalintiisa iyo toddoba tallaabo oo inaga caawin kara inaynu waqtigeenna ku bixino cibaadada, waxbarashada, shaqada iyo horumarka nolosheenna.

Horumarka · 4 daq

Maqaallada Ugu Dambeeyay

“Aqooni la'aani waa iftiin la'aan.”

— Xikmad Somaaliyeed
Baadh Maqaallo