
Horumarka
HANKA SARE (علو الهمة)
Hanka-sare waa himilo iyo yool qofka ku dhiirrigeliya inuu ka gudbo waxyaabaha hoose oo uu hiigsado wax weyn oo qiimo leh. Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa macnaha hanka-sare, noocyada hammiga dadka, sida loo hirgeliyo iyo midhaha laga dhaxlo.
Axmed Ismaaciil Kooshin · 9 daqiiqo